Habraaca Kal-fadhiga Xisbiga (DFL Party) ee Minneapolis

Talaadadda Abriil 8, 2025. Albaabadda waxaa la furi 6:30 fiidnimo. Kulanku waxa uu bilaabmi 7:00 fiidnimo.

Ajandaa Walgahii

1. Hogganaan caucus seera caucus keessatti hirmaachuuf dubbisa. 

Seera Hirmaannaa walgahiicha

  1. Ati naannoo keessa jiraatta.

  2. Miseensa Paartii DFL taatee of ilaalta, gatii paartii DFL irrattis walii galta.

  3. Ati miseensa dhaaba siyaasaa biraa miti.

  4. Guyyaa Filannoo bara 2025tti waggaa 18 fi isaa ol ta'a.

  5. Guyyaa Filannoo bara 2025tti umuriin kee waggaa 16 hanga 18 yoo ta’e, ammallee hojii walgahii biroo irratti hirmaachuu dandeessa garuu gahee bakka bu’aa ykn bakka bu’aa ykn qondaala naannoo ta’uun filatamuu hin dandeessu. 

2. Hogganaan walgahii ibsa waa’ee galmoota DFL adda addaa fi hammatamuu dubbisa

3. Walgahichi eenyu akka walgahicha geggeessuu qabuu fi hojii walga’ii irratti gargaaruu akka qabu filata.

4. Namni biraa Seera Hirmaannaa walgahii cabsuu isaa namni isa yaaddessu yoo jiraate ilaali

5. Bakka bu’oota  bakka Walgahii Kutaa (bakka miseensota mana maree magaalaa itti deggertu) filadhu .

  • Hogganaan walgahii waa'ee  garaagarummaa yaadachiisa dubbise.

  • Namoota jiraan caalaa bakki bakka bu'oota  baay'ate yoo jiraate, namni hundi ni filatama.

  • Namoonni bakka bu'aa ta'uu barbaadan bakka jiruu caalaa yoo baay'atan sagalee namoota filachuuf kennamu jira.  

6. Namoota Walgahii Kutaa karoorfachuuf gargaaran filadhu

  • Miseensota saala adda addaa 2 seerotaf

  • Miseensota saala adda addaa 2 ta’an Mirkaneessa ragaaf. 

7. Bakka bu’oota Walgahii Magaalaa (bakka kantiibaa, boordii paarkii, fi boordii tilmaama & gibiraa itti raggaasiftu) filadhu

  • Hogganaan walgahii waa'ee garaagarummaaa yaadachiisa dubbise.

  • Namoota jiraan caalaa bakki bakka bu'oota baay'ate yoo jiraate, namni hundi ni filatama.

  • Namoonni bakka bu'aa ta'uu barbaadan bakka jiraan caalaa yoo baay'atan, walgahii xiqqaa fayyadamu.  

8. Walgahiin xumurama.

Bakka buʼaa ykn bakka buʼaa taʼee kan filatamte yoo taʼe, geggeessaan koree odeeffannoo walgaʼii sanaaf qabdu akka barreesse mirkaneessi, akkasumas guyyaa walgaʼii fi bakka walgaʼichi itti godhamu yaadachiisa argatte.

Qeexitaanadda Weeraha Guud 

“Qaybinta isle’eg ee Aqoonsiga Jinsiga”

Taa macnaheedu waa ergooyinka, miilaystayaasha, iyo xubnaha gudigu waa khasab inay isu-miisaanaadaan si kolkaa faraqa u dhaxeeya tiradda haweenka ah iyo kuwa raggu ay u tahay 1 ama in yar. Dadka labaalaha ahi kuma jiraan tiradda guud ee midna.  

  • Koox ah 5 haween ah, 4 ragg ah iyo 2 dadka Labaalaha ahi WAA ka soo bixi xeerarka qaybinta isle’eg ee jinsiyadaha (faraqad u dhaxeeya haweenka iyo raggu waa 1).  

  • Koox ah 6 haweenka ah, 6 ragga ah, iyo 0 dad labaalaha ah WAA ka soo bixi xeerarka qaybinta is le’eg ee jinsiyadaha (faraqa u dhaxeeya haweenka iyo raggu waa 0).  

  • Koox ah 6 haween ah, 4 ragg ah, iyo 2-dadka labaalayaasha ahi KAMA ay soo bixi xeerarka qaybinta is le’eg ee jinsiyadaha (faraqa u dhaxeeya haweenka iyo raggu waa 2).  

“ Kal-fadhi-hoosaadka dadka iska yimaada” 

Haddii aan helno dad ka badan oo loo magaacay kuraasta ergadda ee la heli karo,  ‘Kal-fadhi-hoosaadka dadka iska yimaada’ waa jid aan ku dooran karno dadka helaya kuraastaas. Dadka qolka jooga waxaa loo  kala qaybiyaa kooxo-kooxo iyadoo lagu salaynayo taa kuwa ay yihiin musharaxiinta ama arrimaha dadka qolku ay taageerayaan. Kooxaha waxaa loo qoondeeyaa tiro kuraas ergo ah iyadoo la eegayo inta qof ee koox walbaa ka kooban tahay. Ka dib kooxdu waa ay codeysaa si ay u doorato ergadeeda iyo miilaystayaasha si ay u matalaan kooxdaa.  

“Ayiditaanka”

Xisbiga DFL (DFL Party) waa xisbi siyaasadeed. Xubnaha xisbigu sidda adiga oo kale waxa ay ayidi karaan musharaxiinta u tartamaya xafiis dowladeed si ay u helaan musharaxiinta la doortaa khayraad xisbigu leeyahay iyo sumadda xisbiga. Tani waa ay ka duwan tahay magacaabida ama doorashada bisha Nofeembar dhacaysa. Maanta kal-fadhiga xaafaddu waa talaabadda koowaad si loo sameeyo ayidaaddaa.